MADAX REER SOMALILAND AH OO
BOOQATAY EHELADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM MOHAMED
CIISE CAABI (SAAQA)
Madax sharafeed ka timid
Somaliland,... ayaa soo booqday Eheladii uu ka baxay Gudoomiyihii Beesha
Gabooyaha ee Yurub iyo Waqooyiga Ameerika Marxuum Mohamed Ciise
Caabi (Saaqa).(Halkan
Riix) Sept 11, 2007
Gabadh
ay isku haystaan Beesha Gabooye iyo Beesha Reer Cabdi
Xaamud ee Habaryoonis.
Waxaa soo gaadhay odoyaasha, aqoon
yahanadda, culima`udiinka iyo wax garadka qurba- joogta
Beesha Gabooye xaalad cakiran oo ku saabsan...
(Halkan
Riix) Aug 15, 2007
Urur
Cusub oo La Dagaalama Hayb-sooca Oo Lagaga Dhawaaqay
Minneapolis, Minnesota USA
Sabtidii ay taariikhdu
ahayd [Juun 23, 2007] waxaa Jaamacadda Minnesota (Schoolka
Carlson) ...
(Halkan Riix) June 26, 2007
Taariikh
Nololeed Kooban oo ku saabsan Marxuum Maxamed Ciise
Caabi (Saaqa)
Bristol-UK(Somali
Voice) Sida dadka intooda badani ay ka warqabaan waxaa
totobaadkii hore ku geeriyooday Magaalada Barakaysan ee
Maka Gudoomiyhii Beelaha Gabooye ee Qaarada Yurub iyo
Waqooyiga Ameerika Marxuum Maxamed Ciise Caabi oo ku
magac dheeraa (Saaqa)...
(Halkan
Riix) June 08, 2007.
INAA
LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN
إناللةوإناإليةراجعون
Waxaa xalay Talaadadii 3:00 AM
subaxnimo magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga Carabia ku
geeriyooday Gudoomiyaha Beesha Gabooye ee Europe iyo
Waqooyiga Amerika Maxamed Ciise Caabi "Saaqa" halkaas oo
lagu wado Insha ALLAAH in Salaada Janaazada lagula tukan
doono Maalinka Jimcaha Xaramka Makkah Mukaramah ee dalka
Sacuudiga... (Halkan
Riix) 29/May/2007
GABAY
Waxaa
gabaygan tiriyay cawil cabdi laahi baal cade
Dhiilada warkaan
sido cabdow malaha dheeldheele
Dhanbaalkay
dabayluhu sidaan dhaawac halistiiye.. (
Halkan Riix) January 18, 2007
HADDII
AAN U DHASHAY GABOOYE MA MAKKAAN GUBAY!
Waxaanu
war iyo qayla dhaanba u diraynaa dhamaan shacbiga
Somaliland si loola...
(Halkan
Riix) December 14, 2006
Quursiga
qiil ayuu leeyahay
Dhowr jeer ayaa la is
weydiiyay arrinta murtida noqotay ee ah quursigu qiil
ma leeyahay?, inkastoo ay dhaafi weyday oo ay noqotay in
su’ aashaas iyada ah...
(Halkan
Riix) December 14, 2006
Maanso
DULMI-DIID
Tixdan maansada ah waxaa
curiyey Cali Maxamuud Xiirane oo ku nool magaalada ...(Halkan
Riix) December 14, 2006
Sheeko Cajiib ah oo ka
dhacday dalka Maraykanka gaar ahaan Minnesota
Waa
sheeko runtii cajiib ah oo marxalad xun soo martay, waxa
aanu dhihi karnaa waa Sheeko qiiradeedu aay...
(Halkan
Riix) December 14, 2006
Shir
ay Minneapolis ku yeesheen Guddiga La Dagaalanka Hayb
Sooca
Kulan
Sabtidii (Dec 9, 2006) lagu qabtay magaalada Minneapolis
ayaa waxaa lagu gorfeeyey waxyaabihii ay ilaa hadda soo
... (Halkan
Riix) December 11, 2006
Hayb-soocu
waa dulmi
culimada qaar ay qayb ka yihiin!
Soomaalidu waa
ummad iino (cillado) badan, haddana waxa dhibka u keena
caashaqda oo aan laga fur-furi karin. Inkastoo
caadooyinka qaarkood ay la wadaagto dadyow kale..
(Halkan
Riix) December 02, 2006
QUURSIGU
WAA QORSHE IBLIIS
SOMALI WAA QOYS QURA EE QAB BAA KALA GEEYAY.
London,
01-December-06
( Qaadisiya.com) Waa Barnaamijka Diiradda oo
Daawadeyaal aad kaga bogateen Toddobaadkii hore Qeyb ka
hadleysa Sida Dadka laliido ay..
(Halkan
Riix) December 02, 2006
(INA
AKRAMAKUM CIN DALLAAH ATQAAKUM MA INKIRTEEN.?)
Abwaan
Abshir Nuur Faarax Bacadle oo aad uga barateen gabayada
iyo shiribyada ka tarjumaya xaaladdaha taagan ee uu
dalka Soomaaliya marayo iyo weliba dhacdooyinka kale ee
u baahan in ...
(Halkan
Riix) November 25, 2006
WAA
FILIM CUSUB OO QUURSIGA KA HADLAYA
‘’Quursigu
Qiil ma leeyahay’’ Waa Filim Cajaa’ib ah oo ka hadlaaya
Qiso dhab ah oo ku dhacday lamaane is jeclaaday oo lagu
kala Geeyay hayb sooc oo kaliya...
(Halkan
Riix) November 25, 2006
WAAR
XABADDU WAA LACAGE DAB KU DHALAALI:Q-II
Waxaa
beryahaaba xabsiyada Magaalada Harga-Geys laga
buuxinayey dad u dhashay Beelaha laga tirada badan yahay...
(Halkan
Riix) November 22, 2006
WAAR
XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI! Q- I
Booliska hororka ah Beesha isa siisa Hargeisa ee ka soo
faranduleysa saldhiga Kubor ayaa maalin walba baad ka
qaadi jirey nin ka mid ah Beelaha laga tirada badan ...
( Halkan
Riix) November 22, 2006
Siminaar
ay wax ku baranayaan 30 gabdhood oo maanta ka furmay
xarunta Markazka Badbaado ee dacwada iyo wacyigelinta ee
magaalada Muqdisho.
Muqdisho,
16-November-06
( Qaadisiya.com) Siminaar si wada
jir ah ay u soo qaban qaabiyeen golaha maxkamadaha
islaamiga Soomaaliyeed iyo... (
Halkan Riix)
Saturday November/18/2006
Markaz
Cusub oo lagu baran doono Diinta Islaamka looguna
Magacdaray Badbaado oo laga hirgeliyay Magaalada
Muqdisho.
Muqdisho,
09-November-06
( Qaadisiya.com) Markaz diini ah
oo la magac baxay markazka Badbaado ee dacwada iyo
wacyigelinta ayaa si rasmi ah waxaa ...(Halkan
Riix) November 09, 2006
Haweenka
Beelaha la liido iyo Mas'uuliyiin katirsan Golaha
Maxaakimta oo kulan kuyeeshay Xarunta Golaha ee
Magaalada Muqdisho.
Muqdisho,
17-October-06
( Qaadisiya.com) Waxaa maanta
kulan kuyeeshay Xarunta Golaha Maxaakimta Islaamiga
Soomaaliyeed Guddoomiyaha Golaha Maxaakimta Sheekh
Shariif Sheekh Axmed iyo Haweenka Beelahooda la liido...
(Halkan
Riix) October 17, 2006
HADDAAN TOL WAAYEY
MUSLIMNA MA WAAYEY!
Waxa
la yidhi maalin baa jirta. Maalin qof waliba uu
tiimbanayo mool ka sameysmay dhididkiisa...(Halkan
Riix) October 16, 2006
MU’TAMAR
MAALMA AH, IYO MUXAADARO MEEREYSATA AH!!
“Wax
Midgaan la yiraahdo ma jiraan, ninkii Jannada laga waayo
ayaa Midgaan ah” waa hadaaqa Ajiga!....
(Halkan
Riix) Sep 23, 2006
Quursi aan garowshiyo
lahayn
Maxey soomaalidu u
takooraan dadka ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo....
Halkan ka dhageyso Dood Xiiso Leh
Masuuliyiinta
Beesha Gabooye ee Yurub oo London kula kulmay
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Bristol.UK:
Masuuliyiin uu hor kacayay Gudoomiyaha Beelaha Gabooye
ee Qaarada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika Mudane... (Halkan
Riix) Sep 13, 2006
Madaxweynaha
Somaliland oo la kulmay Gudoomiyaha Beelaha Gabooye ee
Qaarada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika
Bristol-
Somali Voice 22-08-06: Madaxweynaha Somaliland Mudane
Daahir Rayaale Kaahin oo imika ku sugan...
(Halkan Riix) Sep 06, 2006

Waraysi
Aad Iyo Aad U Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay C/Raxman
Adam Cali(C/rahman Eeley oo ka hadlaya arimaha Haybsooca
(Halkan ka dhagayso) Sep
06, 2006
Waraysigii
uu la yeeshay C/Raxman Eelaay Laura oo ah Macalimad School
Halkan
ka dhagayso waraysi xiiso badan oo Radyow dulmane uu la
yeeshay Laura R, Laura waa macalimad...
(Halkan Riix)
Sep 06, 2006

SHALAAD
BARATAYE WAA LA SHUBI JIREY!
DHULKII
BOONTA MISE PUNT:-
Waxaa
xaqiiqa ah in uusan marnaba ninka Cadi uusan ninka Madow u
ogolayn taariikh, sooyaal iyo ilbaxnimo hore
...
(Halkan
Riix) August 30, 2006
OGOW SHISHEEYE SHEELA DUXA MA LEHE!
Beribaa waraabe gar qabsaday. Wuxuu ku
muusanaabay inaysan xaq iyo dow ahayn in loogu yeedho
dhurwaa,
...
(Halkan Riix) June 14, 2006
CAQLIYOW BA'! DALAQ MA
ISKA IDHI DULMI AANAN KA FIIRSAN!
Waar
heedhe waalanaa! Miyaa la falay, mise wuu soo wataa! Muxuu
u sameysanayaa doontan weyn! Xagee buuse ku kaxeyn illeyn
lama degaan bacaad weyn ayaynu ... (Halkan
Riix) May 31, 2006
Cadaalad
Iyo Sinaan Waxaa Ku jirta Danta Umadda Soomaaliland
Mudaaharaad
kan oo ka dhacay no.10 Downing Street iyo House of
Parliament magaalada London. Mudaaharaad kan oo ku
beegmey sannad guuradii kowaad... (Halkan
Riix) May 19, 2006
MAXKAMADAHA KOONFUREED
YAY XUKUMAAN?
Waxaa ku soo
badanaya koonfurta Soomaaliya dilka bareerka ah ee aan
cidna looga baqin dilkiisa ilaa in uu qofkaa naftiisa
difaaco mooyee,...(Halkan
Riix) May 11, 2006
GOB
BAAN KU DHASHAYE, GOORMAA LAY GUMEYSTAY!
Waxaa dhamaan dadka
Soomaaliyeed ee
caddaalada jecel necebna quudhsiga iyo takoorka la
ogeysiinayaa...
(Halkan Riix)
May 10, 2006
JAWAABTII
SULDAANKA HADALKA LOO SOO DHIIBAY
Aniga oo ah SULDAAN CABDILAAHI XASAN FAARAX "Ina Sanwayne"
Waxaan halkan kaga jawaabayaa maqaaladii uu...
(Halkan
Riix) May 07, 2006
Beesha
Gabooye Ee Somaliland Oo Cadaalad Darro Ka Tirsatay
Maxkamadda Rafcaanka Somaliland
Hargeysa (Somaliland.Org)--
odayaasha iyo cuqaasha beesha gabooye ee Somaliland ayaa
maanta shir jaraa'id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa
...
(
Halkan Riix) May 04, 2006
SOMAALIYEY, MIDGAAN
MAGTIISU WAA MEEQA?
Boqorka Gobolada Waqooyi Galbeed ee Gabooyaha ayaa dhiigii
ku karay. Boqor Ahmed Warsame wuxuu arkay wuxuu
qaadan waayey, wuxuu la ooyey Kahadar Dhabar oo dunida
hiila ku waayey...(Halkan
Riix) May 03, 2006
DAMEERI
DHAAN RAACDAY
(Qaybtii 2-aad)
Anagoo
heli karna inaynu nidhaahno Sabti, Axad, Isniin….. Anagoo
heli karna inay...
(Halkan Riix) March 16, 2006
Urur u dooda dadka laga tirada badan yahay oo Soomaaliya
looga dhawaaqay
Ururkan oo u dooda Xaquuqda
dadyowga laga tirada badan yahay,oo la magacbaxay
Somali Minorty Rightas Group (SMRG) ...
(Halkan Riix) February 23, 2006
Gablan Weeye SOOMAALI
Gabay
By Mahamud Abdulaahi Ciise Sangub
RASUULKA
DIIDOW DULLOW HADDAAD DOONTANA DILAAC!!
Rasuul Eebow waxaad tahay
Misbaax dunida ifkeeda qariyey, waxaad tahay Naxariis
dunidan loo soo diray...
(Halkan Riix) Febreury 18, 2006
GABOOYAHA
PUNTLAND XISAABTA UGUMA JIRTO MIYAA?!!!
Xaalada nololeed, bulsheed
iyo bini'aadanimo ee Gabooyaha ku nool Soomaaliya gaar
ahaan Puntland waa mid aad looga...
(Halkan Riix)
January 26, 2006
Somaliland
waa meesha kali ah ee Gabooyuhu ayka heleen Dimuquraadiyad
Anigoo
ah Suldaan Nasir Suldaan Abdi Ismaaiil (ina
Suldaan shiine) waxaan marka hore halkan hambalyo
uga dirayaa dhamaan bahda
midgaan.com daadihisa
iyo gar ...
(Halkan
Riix)
January 26, 2006
HAMBALYO IYO
BOGAADIN
anaga oo ah jaliyada Gabooye ee ku dhaqan
wadanka Kuwait waxaan halkan bogaadin uga diraynaa
Garaad Ahmed Diiriye Gaylan...
(Halkan Riix)
January 22, 2006
___________________________________________________________

___________________________________________________________
Gabaygani
wuxuu ku jirey riwaayadii Abtirso oo uu hal-abuuray
Abwaan Abdiraxman Eelay, islamarkaana ay naqtiimiyeen
Axmed Asad iyo Suldaan Axmed oo iyagu ka tirsan
Shaqaalaha Xarun Caafimaad oo ay jaamacadu leedahay ayay
si wanaagsan oga heleen dadwaynihii daawaday.
(Riwaayadii)
iyo
(Khudbadihii). Gabaygan waxaa curiyey
kuna luuqeeyey Abwaanka da'da yar ee Axmed Asad. Bal
nala dhegeysta.
___________________________________________________________
Wareysi
Radio Sweden
Gabooyaha
ka dhageyso halkan
___________________________________________________________
Muqdisho:
Eheladda
wiil dhalinyaro ah oo xalay meydkiisa la soo dhigay
Fagaaraha Tarabuunka ayaa la wareegay..
(Halkan Riix) January 17, 2006
___________________________________________________________
Waxaa halkan ka hambalyenaynaa Garaad
Ahmed Diirye Geylan oo loogu caleema saaray Garaadka
Gabooye magaalada lascaanood..
(Halkan Riix) January 17, 2006
___________________________________________________________
Laascaanood
iyo Dimuqradiyada Gabooyaha
Magaalada laas caanood baa noqotay meeshii
ugu horeysay ee Soomaaliya laga yag leelo Garaadka beesha
Gabooyaha..
(Halkan Riix) January 17, 2006
___________________________________________________________
Waa
Alle Mahadi Iyo Talaabo Wanaagsan oo Cadaalad iyo Hanaan
Xaq ah ku Saleeysan Caleema Saaridda Garaadka Guud
ee Beelaha Somaaliyeed...
(Halkan Riix) January 12, 2006
Halkan ka dhegayso
xafladii caana shubka ee Garaad Axmed Diiriye Gayllan
___________________________________________________________
Barnaamij
Gaar ah Quudhsigu Qiil Maleeyahay

{Barnaamij} 08.01-06 Waa
barnaamij gaar ah oo kawaramaya sida soomaalidu ay u
quudhsato tololka soomaaliyeedqaar kamid ah , oo iyagu
markaa amaan mudan se aan quudhsi iyo faqooqid mudnayn..
(Halkan Riix) ama
Halkan ka Dhegayso
___________________________________________________________
DAMEERI
DHAAN RAACDAY!!
Maxaa
nagu wata u dhawaaqida ilaahyo aan waxba na tareyn? Maxaa
nagu wata weyneynta ilaahyo quruuma hore sameysteen? Maxaa
nooga gidhiish ah af aynaan shaqa ku lahayn ku hadaaqiisa?.
...(Halkan
Riix) January 10, 2006
___________________________________________________________
KII
NOO HAGAAGEE NOQO LOO HANWEYN YAHAY!
Alla
miyaan fududaaday, miyaan sabeynayaa, miyaan heehaabayaa,
miyaan duulayaa miyaan noqday xaanshi, miyaan no...(Halkan
Riix) January 10, 2006
DOORASHADA
GARAADKA GUUD EE GABOOYAHA
Mahad ilaah ayaa iska leh, Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa
Talo adaa ku nool ee iyadu kuguma noola. Runtii markaad
eegtid dadka uu kulmiyo ama ku wada jira Gabo..(Halkan
Riix) January 10, 2006
HAMBALYO
IYO TAAGEERO
Garaad
Ahmed Diiriye Geylan
oo
lagu Caleemo Saaray Laascaanood Maanta oo ah Axad Bisha 9,
January 2006, waxaa hambalyo iyo bogaadin u diraya qaar ka
mid ah Odayaasha beesha ee ku dhaqan Imaaraadka Carabta: (Halkan
Riix) January 09, 2006
Garaadka
Guud ee Beelaha Gabooyaha oo Lagu Caana Shubay Maanta
{Laascaanood}09.01-06
Waa cusub ayaa u beryey dhamaan soomaalida, 9 / 1/2006
waxay noqotay maalin cadaaladeed taariikhda gashay, waa
maalin lagu ismay oo lagu macacaabay Maalinta sinaanta iyo
caddaaladda, kumanaan iyo kumanyaal dad wayna ah ayaa isgu
yimi munaasabad balaadhan oo lagu boqrayey Garaad Axmed
Diiriye Gayllan, oo ah garaadka guud ee beelaha Gabooyaha...
(Halkan Riix)
Jan 09, 2006
ERGOOYINKA
BEELAHA GABOOYAHA SOOMAALIYA OO KU SOO QULQULAYA
LAASCAANOOD
Shantii
caanamaal ee ugu danbeeyey waxaa si isdaba joog ah xarunta
gobolka Sool ee Laascaanood soo gaadhaya gaadiid iyo
shixnado xoolo oo Ishin iyo Adhi isugu jira oo ay
weheliyaan..(Halkan
Riix) January 6, 2006
Garaadka
Guud ee Beelaha Gabooyaha oo si wayn loogu Soo Dhaweeyey
G/Sool
Garaad Axamed
Diiriye Geylan , oo ah Garaadka Guud ee beelaha Gabooyada
ayaa maanta soo gaadhay magaalada Laas...(Halkan
Riix) January 6, 2006
WAR
HOOY KA BAQA EEBIHIIN!(5)
BISMILLAAHI
ASALAAMU CULEYKUM
Fadliga gaajada kugu soo gaadha ALLE darti iyo nolosha
adag iyo in lagu noolaado ##### iyo cabbitaan yar
lagana maarmo waxa dhee..(Halkan
Riix) January 6, 2006

Garaad
Axmed Diiriye Geylan,oo maanta si heer sare ah loogu soo
dhoweeyey magalada Laascaanood.
Garaad Axmed Diireye Geylan oo ka mid
garaadada cusub ee gobolka Sool, ayaa...(Halkan
Riix) January 3, 2006
Salkeedii
waa la soo xaaray : Quurisgu qiil ma uu lahan!
Been
iyo Kufri iyo dhaqan xumo
Roob tiixa ayaa ka da’ya daafaha
Stockholm. Daruur hadday ka curan lahayd dhulkii abaaruhu
gooyeen dadku dibadda farxad iyo damaashaad roobka ugu...(Halkan
Riix) January 3, 2006
Maxkamadaha
Somaliland miyay ka siman yihiin dulmiga beesha Gabooye ?
Iyada oo xukunkii ka soo
baxay maxkamada gobolka Hargeisa taariikhdu ahayd 29 kii
bishii ...(Halkan
Riix) January 3, 2006
WAAW!
WAAW! WAXAASAA ABWAAN AH!!
Waa Yusuf Osman Abdulle
(Yusuf Shacir). Waa abwaan da' yar oo si aad u dersay
dhibaatada, takoorka iyo Quudhsiga lagu hayo dhamaan
Beelaha...(Halkan
Riix) January 2, 2006
1)
Dhageyso
Gabeygan.
2)
(Wareysigii
oo dhan halkan Ka dhageyso)
WAR
HOOY KA BAQA EEBIHIIN!(4)
BISMILLAAHI
ASALAAMU CALAYKUM
SABARKA IYO ADKEYSIGA
ALLE wuxuu yiri kor ahaaya
Kuwa xaqa rumeeyow sabra oo sabarka
ku tartama oo heegan ahaads iyo kuwo adkeysi badan xilka
ALLE idin saarayn dhowra aad...(Halkan
Riix) January 2, 2006
WAR
HOOY KA BAQA EEBIHIIN!(3)
BISMILLAAHI
ASALAAMU CALAYKUM WA RAXMATULLAAHI
TOOWBADA
Waxaan rabaa inaan naftayda iyo intii robta inay (ALLE)
ka cabsatoba aan xusiisiy...(Halkan
Riix) December 30, 2006
KUU
SHEEKEEYE, KAA SHEEKEEYE, HALA SHEEKEYSAN!
Sheeka
xariirtu waa qayb ka mid ah siyaabaha kala duwan ee ay
dadku wax isugu gudb
....(Halkan
Riix) December 22, 2005
4.5:
ALLA EEBOW MIYAAN SII NUSQAAMAY!!!
Waar
hooy day! War hooy arkaye ma aragteen? Aniga waxaa iga
yaabisay sagaal bilood kumaad dhalan ee waxaad ku dhalatay
4 bilood iyo Badh,...(Halkan
Riix) December 22, 2005