Somaliland waa meesha kali ah ee Gabooyuhu ayka heleen Dimuquraadiyad

Anigoo  ah  Suldaan  Nasir   Suldaan  Abdi   Ismaaiil (ina   Suldaan   shiine) waxaan  marka  hore  halkan  hambalyo  uga  dirayaa  dhamaan  bahda  midgaan.com  daadihisa   iyo garaadka   cusub  ee   beesha  madhibaan  ee  Gabooye  loogu  caleemasaray    magaalada   Lascaanood   Garaad   waxaanu   ku leenahay   aniga  iyo  beesha   Muuse  Dhariyo  ee aan  Suldanka  u  ahayba    waxaanu  ku  leenahay   hambalyo  Garad   ILAAHAY hakuu  fududeeyo    xilka  culus  ee   laguu   igmaday  waxaanuna ku leenahay   kusoo  dhawoow    shaxada   isamada  dhaqaanka   ee  beelaha  lahayb  sooco 
 
  Takalee   bahda  daadihisa   midgaan.com   waxaan  leeyahay   Lascaanood  oo  kaliyaati ma aha meesha  la siiyey Dimuquraadiyad Gabooyaha  ee  waxaa   jirta in  ay Somaliland   tahay   meesha kaliyaata   ee    gabooyaha   xuquuqahooda   oo   dhan  loga   ogalyahay  ee  sida   ula   socda   soona    galiya   midgaan.comka    hambalyadaydan  iyo  in   somaliland   tahay   meeshakaliyaata   ee  gabooyuhu  ay   xuquuqahooda   odhan   kuleyihin  isla  markaana   ayjiirto   dhibaato     aan   laqariinkariin    balse  dhibaatadu   sideedaba  waa mid   meelwalbaka    dhacda    waxaanaan  qabaa    waxaa   haysta   dadka   somalilnd   ku  noli  waxay  haysata kuwa   butlaankunool somaliyaada  konfureedkunool  illahay   uunbana   dadkan   dhibaatada  kasaarikara
                        

Soo Dire: Suldan Nasir Suldan Cabdi Ismaaciil

Email: suldannasir@YAHOO.COM

 
                                      
                    

Contact: webmaster@midgaan.com
Copyright © 2003-2006 midgaan.com